- Description
- Curriculum
- Reviews
-
1Hordhac
Adobe Photoshop CC 2020 waa mid ka mid ah barnaamijyada ugu awoodda badan ee lagu farsameeyo sawirrada, naqshadaynta, iyo tafatirka muuqaalada. Noocaan cusub wuxuu la yimid horumarin cusub, xawaare sare, iyo qalab casri ah oo fududeynaya shaqada farshaxanka digital-ka.
-
2Interface Sharax Guud
Markaad furto Adobe Photoshop CC 2020, waxa ugu horreeya ee aad arki doonto waa interface-kiisa (qaab dhismeedka barnaamijka). Waa muhiim in aad barato interface-ka si aad si fudud ugu shaqeyn karto Photoshop.
-
3Sida loo sameeyo Ducument.
-
4Sida sawir loosoo galiyo
-
5Sida labo sawir loogu isticmaalo shaashada Photoshop ka halmar
-
6Sida loosoodhaweeyo loona fogeeyo sawirka
-
7RGB COLOR iyo CMYK COLOR
-
8Layerska
-
9Move Tools
-
10Marquee Tool
Marquee Tool - Adobe Photoshop CC 2020
Marquee Tool waa mid ka mid ah qalabka xulashada (Selection Tools) ee Photoshop. Waxaa loo isticmaalaa in lagu xusho aagyo laba jibbaaran, leydi ah, ama wareegsan oo sawirka ka mid ah si aad wax uga beddeli karto.
Noocyada Marquee Tool
Marquee Tool wuxuu leeyahay afar nooc oo kala duwan:
-
Rectangular Marquee Tool (M)
- Waxaa lagu doortaa aagyo leydi ah (Rectangle).
- Waxaad ku jiidi kartaa si aad u xulato qayb ka mid ah sawirka.
- Shift + Drag → Waxay kaa caawinaysaa in aad xulato square sax ah.
-
Elliptical Marquee Tool (M)
- Waxaa lagu doortaa aagyo wareegsan (Oval/Circle).
- Shift + Drag → Waxay kuu oggolaanaysaa in aad xulato goobo (Circle) sax ah.
-
Single Row Marquee Tool
- Waxay xulataa hal saf oo pixels ah dhanka ballaca (1 pixel height).
-
Single Column Marquee Tool
- Waxay xulataa hal saf oo pixels ah dhanka dhererka (1 pixel width).
-
-
11Lasso Tool
-
12Magic wond Tool
-
13Mask
-
14Gradient Tool
-
15Patch tool sida wajiga nabraha looga masaxo
-
16Red Eye Tool// sida indhaha looqurxiyo
-
17Mixer Brush Tool sida Wajiga looqurxiyo
-
18Text Tool sida qoraal loogu qoro photoshop 2020